Surah An-Noor Verse 45 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَٱللَّهُ خَلَقَ كُلَّ دَآبَّةٖ مِّن مَّآءٖۖ فَمِنۡهُم مَّن يَمۡشِي عَلَىٰ بَطۡنِهِۦ وَمِنۡهُم مَّن يَمۡشِي عَلَىٰ رِجۡلَيۡنِ وَمِنۡهُم مَّن يَمۡشِي عَلَىٰٓ أَرۡبَعٖۚ يَخۡلُقُ ٱللَّهُ مَا يَشَآءُۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٞ
Oo Allaah wuxuu biyo ka abuuray noole kasta oo jira. Marka waxaa ka mid ah qaar ku xammaarta calooshooda, oo waxaa ka mid ah qaar ku socda labo lugood, oo waxaa ka mid ah qaar ku socda afar. Allaah Wuxuu abuuraa wuxuu doono. Hubaal! Allaah wax kasta waa uu Karaa