Surah An-Noor Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَيَقُولُونَ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ وَبِٱلرَّسُولِ وَأَطَعۡنَا ثُمَّ يَتَوَلَّىٰ فَرِيقٞ مِّنۡهُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَۚ وَمَآ أُوْلَـٰٓئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ
Oo waxay yidhaahdaan: “Waxaan rumeysannahay Allaah iyo Rasuulka oo aanu oggolnahay, markaas bay koox ka mid ahi jeesadaan intani kaddib, oo kuwani ma aha mu’miniin