Surah An-Noor Verse 50 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorأَفِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ أَمِ ٱرۡتَابُوٓاْ أَمۡ يَخَافُونَ أَن يَحِيفَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡ وَرَسُولُهُۥۚ بَلۡ أُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلظَّـٰلِمُونَ
Ma waxaa ku jira quluubtooda cudur, mise ma shaki bay qabaan, mise ma waxay cabsi ka qabaan in Allaah iyo Rasuulkiiisu ka eexdaan? Mayee, iyaga naf ahaantooda baa ah gar ma qaatayaasha