Surah An-Noor Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorأَلَآ إِنَّ لِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ قَدۡ يَعۡلَمُ مَآ أَنتُمۡ عَلَيۡهِ وَيَوۡمَ يُرۡجَعُونَ إِلَيۡهِ فَيُنَبِّئُهُم بِمَا عَمِلُواْۗ وَٱللَّهُ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمُۢ
Ogaada hubaal Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo arlada39. Wuxuu dhab ahaan ogsoon yahay waxa aad ku sugan tihiin oo Maalinta40 loo celiyo Xaggiisa, Wuxuu u sheegi doonaa waxay faleen, oo Allaah wax walba waa uu Ogsoon yahay