Surah Aal-e-Imran Verse 113 - Somali Translation by Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Surah Aal-e-Imran۞لَيۡسُواْ سَوَآءٗۗ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ أُمَّةٞ قَآئِمَةٞ يَتۡلُونَ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ ءَانَآءَ ٱلَّيۡلِ وَهُمۡ يَسۡجُدُونَ
Isku mid ma aha, Ehelu Kitaabka waxaa mid ah Ummad u Taagan (Xaqa) oo Akhrida Aayaadka Eebe Saacadaha Habeenka iyagoo Sujuudsan, (waa Cabdullaahi Binu Salaamo iyo Saaxiibadiis)