لَن تَنَالُواْ ٱلۡبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُواْ مِمَّا تُحِبُّونَۚ وَمَا تُنفِقُواْ مِن شَيۡءٖ فَإِنَّ ٱللَّهَ بِهِۦ عَلِيمٞ
Ma gaadhaan sama fal intaad wax ka bixisaan waxaad jeceshihiin, waxaad bixisaana Eebe waa ogyahay
Author: Shaykh Mahmood Muhammad Abdu