Surah Al-Ahqaf Verse 10 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqafقُلۡ أَرَءَيۡتُمۡ إِن كَانَ مِنۡ عِندِ ٱللَّهِ وَكَفَرۡتُم بِهِۦ وَشَهِدَ شَاهِدٞ مِّنۢ بَنِيٓ إِسۡرَـٰٓءِيلَ عَلَىٰ مِثۡلِهِۦ فَـَٔامَنَ وَٱسۡتَكۡبَرۡتُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّـٰلِمِينَ
Dheh: Ma u fiirsateen haddii uu ka yimid xagga Ilaahay, oo ku gaalowdaan, oo uu ka marag furo marag5 fure ka mid ah ilmahii Israa’iil inuu yahay mid la mid ah (Towraadda), markaas uu rumeeyey halka6 aad idinkuna isla weyn tihiin kibir darti. Hubaal Allaah ma hanuuniyo qoloda gar ma qaatayaasha ah