Surah Al-Ahqaf Verse 21 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqaf۞وَٱذۡكُرۡ أَخَا عَادٍ إِذۡ أَنذَرَ قَوۡمَهُۥ بِٱلۡأَحۡقَافِ وَقَدۡ خَلَتِ ٱلنُّذُرُ مِنۢ بَيۡنِ يَدَيۡهِ وَمِنۡ خَلۡفِهِۦٓ أَلَّا تَعۡبُدُوٓاْ إِلَّا ٱللَّهَ إِنِّيٓ أَخَافُ عَلَيۡكُمۡ عَذَابَ يَوۡمٍ عَظِيمٖ
Oo xus Caad walaalkood9, marka uu ugu digey qolodiisii Al-Axqaaf (Buur ciideedda) oo dhab ahaan digayaal baa la soo diray hortiis isaga iyo gadaashiiba (isagoo leh): Ha caabudina waxaan ahayn Allaah; hubaal waxaan anigu idiinka cabsi qabaa Cadaab Maalin aad u murugo Weyn