Surah Al-Ahqaf Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqafوَلَقَدۡ مَكَّنَّـٰهُمۡ فِيمَآ إِن مَّكَّنَّـٰكُمۡ فِيهِ وَجَعَلۡنَا لَهُمۡ سَمۡعٗا وَأَبۡصَٰرٗا وَأَفۡـِٔدَةٗ فَمَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُمۡ سَمۡعُهُمۡ وَلَآ أَبۡصَٰرُهُمۡ وَلَآ أَفۡـِٔدَتُهُم مِّن شَيۡءٍ إِذۡ كَانُواْ يَجۡحَدُونَ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ وَحَاقَ بِهِم مَّا كَانُواْ بِهِۦ يَسۡتَهۡزِءُونَ
Oo dhab ahaan Waxaan u suurta gelinnay wax aanaan idiin suurta galin, oo waxaan u yeellay dhego iyo indho iyo laabo, waxbase uma tarin dhegahoodii, iyo indhahoodii iyo laabahoodii waayo waxay diideen Aayadaha Ilaahay, oo waxa ay ku jees-jeeseen baa ku dhacay oo koobay