Surah Al-Ahqaf Verse 30 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqafقَالُواْ يَٰقَوۡمَنَآ إِنَّا سَمِعۡنَا كِتَٰبًا أُنزِلَ مِنۢ بَعۡدِ مُوسَىٰ مُصَدِّقٗا لِّمَا بَيۡنَ يَدَيۡهِ يَهۡدِيٓ إِلَى ٱلۡحَقِّ وَإِلَىٰ طَرِيقٖ مُّسۡتَقِيمٖ
Waxay yidhaahdeen: Tolkayagow! Waxaan maqallay Kitaab la soo dejiyey Muuse kaddib, oo xaqiijinaya wixii ka horreeyey (oo Kutub Ilaahay ah), oo wax ku hanuuninaya Xaqa iyo Jid Toosan