Surah Al-Ahqaf Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqafوَمَن لَّا يُجِبۡ دَاعِيَ ٱللَّهِ فَلَيۡسَ بِمُعۡجِزٖ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَلَيۡسَ لَهُۥ مِن دُونِهِۦٓ أَوۡلِيَآءُۚ أُوْلَـٰٓئِكَ فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٍ
Oo mid kastoo aan raacin daaciga Ilaahay, kuma baxsan doono dhulka, oo ma jiro wax u gargaari doona (Allaah) sokadi. Kuwani waxay ku sugan yihiin habow cad