Surah Al-Ahqaf Verse 8 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahqafأَمۡ يَقُولُونَ ٱفۡتَرَىٰهُۖ قُلۡ إِنِ ٱفۡتَرَيۡتُهُۥ فَلَا تَمۡلِكُونَ لِي مِنَ ٱللَّهِ شَيۡـًٔاۖ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَا تُفِيضُونَ فِيهِۚ كَفَىٰ بِهِۦ شَهِيدَۢا بَيۡنِي وَبَيۡنَكُمۡۖ وَهُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ
Mise ma waxay leeyihiin: Waa uu been buurtay. Dheh: Haddii aan been abuurtay, iigama tareysaan waxba xagga Allaah; Isaga baa aad u Ogsoon3 waxa aad ka tidhaahdaan arrinkaa. Isaga baa ku Filan marag noo dhexeeya aniga iyo idinka. Oo waa Isaga Dambi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan