Surah Al-Maeda Verse 109 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maeda۞يَوۡمَ يَجۡمَعُ ٱللَّهُ ٱلرُّسُلَ فَيَقُولُ مَاذَآ أُجِبۡتُمۡۖ قَالُواْ لَا عِلۡمَ لَنَآۖ إِنَّكَ أَنتَ عَلَّـٰمُ ٱلۡغُيُوبِ
Maalinta uu Allaah wada kulmin doono Rususha oo ku odhan doono: Maxaa la idiinku jawaabay? Waxay odhan doonaan: ma aynu ogin, Adigaa hubaal ah Ogsoonaha waxyaalaha qarsoon