Surah Al-Maeda Verse 20 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaوَإِذۡ قَالَ مُوسَىٰ لِقَوۡمِهِۦ يَٰقَوۡمِ ٱذۡكُرُواْ نِعۡمَةَ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡ إِذۡ جَعَلَ فِيكُمۡ أَنۢبِيَآءَ وَجَعَلَكُم مُّلُوكٗا وَءَاتَىٰكُم مَّا لَمۡ يُؤۡتِ أَحَدٗا مِّنَ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Oo waa tii uu Muuse ku yidhi dadkiisii: Dadkaygiiyow! Xusuusta Nicmadda Ilaahay dushiinna, waa tii uu idinka soo dhex saaray Nabiyo dhexdiinna, oo idinka dhigay boqorro, oo idin siiyey waxaan la siin cid ka mid ah caalamka (waqtigiinnii)