Surah Al-Maeda Verse 39 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaفَمَن تَابَ مِنۢ بَعۡدِ ظُلۡمِهِۦ وَأَصۡلَحَ فَإِنَّ ٱللَّهَ يَتُوبُ عَلَيۡهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٌ
Qofkii se toobad keena kaddib markuu gef galay ee hagaajiya (naftiisa), markaa hubaal, Allaah wuu u soo laaban doonaa (si naxariis leh). Hubaal Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan