Surah Al-Maeda Verse 46 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaوَقَفَّيۡنَا عَلَىٰٓ ءَاثَٰرِهِم بِعِيسَى ٱبۡنِ مَرۡيَمَ مُصَدِّقٗا لِّمَا بَيۡنَ يَدَيۡهِ مِنَ ٱلتَّوۡرَىٰةِۖ وَءَاتَيۡنَٰهُ ٱلۡإِنجِيلَ فِيهِ هُدٗى وَنُورٞ وَمُصَدِّقٗا لِّمَا بَيۡنَ يَدَيۡهِ مِنَ ٱلتَّوۡرَىٰةِ وَهُدٗى وَمَوۡعِظَةٗ لِّلۡمُتَّقِينَ
Oo waxaan raacsiinnay raadkoodii Ciise ina Maryam, oo xaqiijanaya wixii hortiisa ahaa ee Towraadda; oo Waxaanu siinnay Injiilka uu ku sugnaa Hanuun iyo Nuur oo xaqiijinaya wixii hortiis ahaa ee Towraadda, oo hanuun iyo waano u ah kuwa iska jira (xumaha)