Surah Al-Maeda Verse 60 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaقُلۡ هَلۡ أُنَبِّئُكُم بِشَرّٖ مِّن ذَٰلِكَ مَثُوبَةً عِندَ ٱللَّهِۚ مَن لَّعَنَهُ ٱللَّهُ وَغَضِبَ عَلَيۡهِ وَجَعَلَ مِنۡهُمُ ٱلۡقِرَدَةَ وَٱلۡخَنَازِيرَ وَعَبَدَ ٱلطَّـٰغُوتَۚ أُوْلَـٰٓئِكَ شَرّٞ مَّكَانٗا وَأَضَلُّ عَن سَوَآءِ ٱلسَّبِيلِ
Dheh: Ma idiin sheegaa (waxa) ka meeqaan liita kani abaal marin ahaan xagga Allaah, (waxaa ka meeqaan liita) kan uu Allaah nacladay oo u cadhooday, oo uu ka dhigay daayeerro iyo doofaarro, iyo kan caabuday Shaydaanka; kuwan baa u liita meeqaan ahaan oo aad iyo aad uga lunsan Jidka Toosan