Surah Al-Maeda Verse 65 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaوَلَوۡ أَنَّ أَهۡلَ ٱلۡكِتَٰبِ ءَامَنُواْ وَٱتَّقَوۡاْ لَكَفَّرۡنَا عَنۡهُمۡ سَيِّـَٔاتِهِمۡ وَلَأَدۡخَلۡنَٰهُمۡ جَنَّـٰتِ ٱلنَّعِيمِ
Oo hadday ehlu-Kitaabku rumeeyaan oo ay iska ilaaliyaan (xume) waxaan hubaal u asturi lahayn xumaatooyinkooda oo waxaan hubaal ka yeeli laheyn inay galaan beero barwaaqo ah