Surah Al-Maeda Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maeda۞يَـٰٓأَيُّهَا ٱلرَّسُولُ بَلِّغۡ مَآ أُنزِلَ إِلَيۡكَ مِن رَّبِّكَۖ وَإِن لَّمۡ تَفۡعَلۡ فَمَا بَلَّغۡتَ رِسَالَتَهُۥۚ وَٱللَّهُ يَعۡصِمُكَ مِنَ ٱلنَّاسِۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡكَٰفِرِينَ
Rasuulkow! Gaarsii waxa lagaaga soo waxyooday xagga Rabbigaa. Oo haddii aadan falin, haddaba ma aadan gaarsiin Risaaladiisa. Oo Allaah baa kaa ilaalin dadka. Hubaal, Allaah ma hanuuniyo dadka gaalada ah