Surah Al-Maeda Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaإِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَٱلَّذِينَ هَادُواْ وَٱلصَّـٰبِـُٔونَ وَٱلنَّصَٰرَىٰ مَنۡ ءَامَنَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ وَعَمِلَ صَٰلِحٗا فَلَا خَوۡفٌ عَلَيۡهِمۡ وَلَا هُمۡ يَحۡزَنُونَ
Hubaal, Kuwa rumeysan, iyo kuwa heysta Yuhuudiyadda iyo Saabbi’iinta iyo Nasaarada, _ qofkii rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa, oo sama fala, ma qabi doonaan cabsi, mana murugoon doonaan