Surah Al-Maeda Verse 75 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaمَّا ٱلۡمَسِيحُ ٱبۡنُ مَرۡيَمَ إِلَّا رَسُولٞ قَدۡ خَلَتۡ مِن قَبۡلِهِ ٱلرُّسُلُ وَأُمُّهُۥ صِدِّيقَةٞۖ كَانَا يَأۡكُلَانِ ٱلطَّعَامَۗ ٱنظُرۡ كَيۡفَ نُبَيِّنُ لَهُمُ ٱلۡأٓيَٰتِ ثُمَّ ٱنظُرۡ أَنَّىٰ يُؤۡفَكُونَ
Oo Masiixa ina Maryam, ma ahayn waxaan ahayn Rasuul; xaqiiq waxaa tagey hortiis Rusul badan. Oo hooyadi waxay ahayd run badan; waxay labaduba cuni jireen cuntada. Eeg sida aan ugu caddeyno Aayadaha, misna eeg sida loo iilo