Surah Al-Maeda Verse 81 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaوَلَوۡ كَانُواْ يُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلنَّبِيِّ وَمَآ أُنزِلَ إِلَيۡهِ مَا ٱتَّخَذُوهُمۡ أَوۡلِيَآءَ وَلَٰكِنَّ كَثِيرٗا مِّنۡهُمۡ فَٰسِقُونَ
Oo hadday yihiin kuwo rumeysan Allaah, iyo Nabiga iyo waxa loo soo waxyooday, kama ay dhigteen xulufo, laa- kiinse in badan oo ka mid ah waa fallaago