Surah Al-Maeda Verse 84 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaوَمَا لَنَا لَا نُؤۡمِنُ بِٱللَّهِ وَمَا جَآءَنَا مِنَ ٱلۡحَقِّ وَنَطۡمَعُ أَن يُدۡخِلَنَا رَبُّنَا مَعَ ٱلۡقَوۡمِ ٱلصَّـٰلِحِينَ
Oo Maxaan (sabab) u heysannaa inaan rumeyn Allaah iyo waxa noo yimid ee Xaqa ah, innagoo dhab u rabno inuu Rabbigeen na geliyo (Jannada) la jirka dadka wanaag- san (Nabi Muxammad iyo asxaabtiisa)