Surah Al-Maeda Verse 93 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaلَيۡسَ عَلَى ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ جُنَاحٞ فِيمَا طَعِمُوٓاْ إِذَا مَا ٱتَّقَواْ وَّءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ ثُمَّ ٱتَّقَواْ وَّءَامَنُواْ ثُمَّ ٱتَّقَواْ وَّأَحۡسَنُواْۚ وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Kuwa rumeysan oo samaha fala ma jiro wax eed ahi oo ku saaran waxa ay cunaan, markay xume iska jiraan oo gutaan (xilka saaran), oo rumeeyaan oo sama falaan, haddana iska jiraan (xumaha) oo gutaan (xilka saaran) oo rumeeyaan, haddana iska jiraan (xumaha) oo sama falaan. Oo Allaah wuxuu jecel yahay sama falayaasha