Surah Ar-Rahman Verse 33 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Rahmanيَٰمَعۡشَرَ ٱلۡجِنِّ وَٱلۡإِنسِ إِنِ ٱسۡتَطَعۡتُمۡ أَن تَنفُذُواْ مِنۡ أَقۡطَارِ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ فَٱنفُذُواْۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلۡطَٰنٖ
Kulanka jinka iyo insigoow! Haddii aad kartaan inaad ka soo gudubtaan nawaaxiga cirarka iyo dhulka, haddaba ka soo gudba. ma ka soo gudbi kartaan amar la'aan