ذَٰلِكَ هُدَى ٱللَّهِ يَهۡدِي بِهِۦ مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦۚ وَلَوۡ أَشۡرَكُواْ لَحَبِطَ عَنۡهُم مَّا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ
Kaasi waa Hanuunki Eebe wuxuu ku Hanuuniyaa Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaan Eebana waxaa ka Burin waxay Fali Jireen
Author: Shaykh Mahmood Muhammad Abdu