Surah Al-Jumua Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Jumuaقُلۡ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ هَادُوٓاْ إِن زَعَمۡتُمۡ أَنَّكُمۡ أَوۡلِيَآءُ لِلَّهِ مِن دُونِ ٱلنَّاسِ فَتَمَنَّوُاْ ٱلۡمَوۡتَ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ
Dheh: Idinka heysta Yuhuudiyaddow! Haddii aad mooddaan inaad tihiin xulka Ilaahay5, dadka kale ka sokow, haddaba rajeeya dhimasho haddii aad run sheegeysaan