وَلَقَدۡ مَكَّنَّـٰكُمۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَجَعَلۡنَا لَكُمۡ فِيهَا مَعَٰيِشَۗ قَلِيلٗا مَّا تَشۡكُرُونَ
Oo xaqiiq waxaan idinku awood siinnay dhulka, oo waxaan idiinku dhex yeelnay asbaab noolaansho. Wax yar weeye inta aad mahad naqdaan
Author: Abdullah Hasan Jacob