Surah Al-Araf Verse 101 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafتِلۡكَ ٱلۡقُرَىٰ نَقُصُّ عَلَيۡكَ مِنۡ أَنۢبَآئِهَاۚ وَلَقَدۡ جَآءَتۡهُمۡ رُسُلُهُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِ فَمَا كَانُواْ لِيُؤۡمِنُواْ بِمَا كَذَّبُواْ مِن قَبۡلُۚ كَذَٰلِكَ يَطۡبَعُ ٱللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِ ٱلۡكَٰفِرِينَ
Magaalooyinkan, waxaan kuu soo tebinnaa wax ka mid ah wararkooda oo xaqiiq Rusushoodii waxay ula yimaadeen xujooyin cad, mayse aheyn kuwo rumeynaya waxay horey u beeniyeen. Sidaas buu Allaah u yeelaa shaabbad daahda quluubta gaalada