وَجَآءَ ٱلسَّحَرَةُ فِرۡعَوۡنَ قَالُوٓاْ إِنَّ لَنَا لَأَجۡرًا إِن كُنَّا نَحۡنُ ٱلۡغَٰلِبِينَ
Oo sixiroolayaashii waxay u yimaadeen Fircoon (oo) yidhaahdeen: Waa inaan hubaal yeelannaa Abaal gud fiican haddaan innagu adkaanno
Author: Abdullah Hasan Jacob