قَالَ أَلۡقُواْۖ فَلَمَّآ أَلۡقَوۡاْ سَحَرُوٓاْ أَعۡيُنَ ٱلنَّاسِ وَٱسۡتَرۡهَبُوهُمۡ وَجَآءُو بِسِحۡرٍ عَظِيمٖ
Wuxuu yidhi: Tuurta. Haddaba markii ay tuureen, waxay sixreen indhihii dadka oo argagax geliyeen, oo waxay la yimaadeen sixir aad u weyn
Author: Abdullah Hasan Jacob