Surah Al-Araf Verse 131 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafفَإِذَا جَآءَتۡهُمُ ٱلۡحَسَنَةُ قَالُواْ لَنَا هَٰذِهِۦۖ وَإِن تُصِبۡهُمۡ سَيِّئَةٞ يَطَّيَّرُواْ بِمُوسَىٰ وَمَن مَّعَهُۥٓۗ أَلَآ إِنَّمَا طَـٰٓئِرُهُمۡ عِندَ ٱللَّهِ وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ
Markay se samaan u timaaddo, waxay yidhaahdaan: Innagaa leh tani. Oo haddii (xaalad) xun ku dhacdo, waxay baaseystaan Muuse iyo kuwa la jira. Hubaal nasiibkooda waxaa haya Allaah oo keliya, laakiinse badankoodu ma ogsoona