فَٱنتَقَمۡنَا مِنۡهُمۡ فَأَغۡرَقۡنَٰهُمۡ فِي ٱلۡيَمِّ بِأَنَّهُمۡ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا وَكَانُواْ عَنۡهَا غَٰفِلِينَ
Markaas baan ka aargudannay oo aan ku qarqinnay badda, waayo waxay beeniyeen Aayadahayaga oo waxay ahaayeen kuwo ka dhoohan
Author: Abdullah Hasan Jacob