Surah Al-Araf Verse 162 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafفَبَدَّلَ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ مِنۡهُمۡ قَوۡلًا غَيۡرَ ٱلَّذِي قِيلَ لَهُمۡ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ رِجۡزٗا مِّنَ ٱلسَّمَآءِ بِمَا كَانُواْ يَظۡلِمُونَ
Waxayse kuwoodii ka midka ahaa ee gefka falay ku beddeleen hadal ka duwan midkii lagu yidhi7. Markaas baan kaga soo dejinnay cirka cadaab gefefkii ay galeen awgeed