Surah Al-Araf Verse 167 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَإِذۡ تَأَذَّنَ رَبُّكَ لَيَبۡعَثَنَّ عَلَيۡهِمۡ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ مَن يَسُومُهُمۡ سُوٓءَ ٱلۡعَذَابِۗ إِنَّ رَبَّكَ لَسَرِيعُ ٱلۡعِقَابِ وَإِنَّهُۥ لَغَفُورٞ رَّحِيمٞ
Oo waa tii uu Rabbigaa ogeysiiyey inuu hubaal ku soo dirayo ilaa Maalinta Qiyaamaha kuwo dhadhansiinaya cadaabta ugu xun. hubaal Rabbigaa xaqiiq waa ku Dhakhsi Badan yahay Ciqaabta, oo hubaal Isagu xaqiiq waa Dambi Dhaaf iyo Naxariis Badan yahay