Surah Al-Araf Verse 173 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafأَوۡ تَقُولُوٓاْ إِنَّمَآ أَشۡرَكَ ءَابَآؤُنَا مِن قَبۡلُ وَكُنَّا ذُرِّيَّةٗ مِّنۢ بَعۡدِهِمۡۖ أَفَتُهۡلِكُنَا بِمَا فَعَلَ ٱلۡمُبۡطِلُونَ
Ama aydaan u odhan: Waxaa wax la shariig yeelay (Allaah) oo keliya aabbayaashayadii awal hore8, oo waxaanu innagu aheyn durriyad timid iyaga kaddib; ma waxaad haddaba nagu rogeysaa waxay faleen baadil raaca