فَلَمَّآ ءَاتَىٰهُمَا صَٰلِحٗا جَعَلَا لَهُۥ شُرَكَآءَ فِيمَآ ءَاتَىٰهُمَاۚ فَتَعَٰلَى ٱللَّهُ عَمَّا يُشۡرِكُونَ
Markase uu siiyo dhal hagaagsan, waxay ugu yeelaan shariigyo waxa uu siiyey10. wuuse ka sarreeyaa Allaah waxa ay u shariig yeelaan
Author: Abdullah Hasan Jacob