Surah Al-Araf Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafيَٰبَنِيٓ ءَادَمَ قَدۡ أَنزَلۡنَا عَلَيۡكُمۡ لِبَاسٗا يُوَٰرِي سَوۡءَٰتِكُمۡ وَرِيشٗاۖ وَلِبَاسُ ٱلتَّقۡوَىٰ ذَٰلِكَ خَيۡرٞۚ ذَٰلِكَ مِنۡ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ لَعَلَّهُمۡ يَذَّكَّرُونَ
Ilma Aadamow! Waxaan xaqiiq idiin soo dejinnay dhar astura cowradiinna iyo dhar xarrago ah, dharkase lagaga dhowrsado (xumaha), kaas baa khayr badan. Kuwani waxay ka mid yihiin Aayadaha Ilaahay, bal inay xusuustaan