Surah Al-Araf Verse 29 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقُلۡ أَمَرَ رَبِّي بِٱلۡقِسۡطِۖ وَأَقِيمُواْ وُجُوهَكُمۡ عِندَ كُلِّ مَسۡجِدٖ وَٱدۡعُوهُ مُخۡلِصِينَ لَهُ ٱلدِّينَۚ كَمَا بَدَأَكُمۡ تَعُودُونَ
Dheh: Wuxuu Rabbigay amray caddaalad oo (ku) toosiya wejiyadiinna (qibladda) waqti kasta oo salaad, oo barya Isaga idinkoo u keli yeelaya cibaadada. Sida uu uu ifka idinku keenay billowgii hore ayaad sidoo kale u soo laabmaysaan