ٱتَّبِعُواْ مَآ أُنزِلَ إِلَيۡكُم مِّن رَّبِّكُمۡ وَلَا تَتَّبِعُواْ مِن دُونِهِۦٓ أَوۡلِيَآءَۗ قَلِيلٗا مَّا تَذَكَّرُونَ
Raaca (dadow) waxa la idiinka soo waxyooday xagga Rabbigiin oo ha raacina sokadii awliyo. Yaraa inta aad xusuusataan
Author: Abdullah Hasan Jacob