Surah Al-Araf Verse 33 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقُلۡ إِنَّمَا حَرَّمَ رَبِّيَ ٱلۡفَوَٰحِشَ مَا ظَهَرَ مِنۡهَا وَمَا بَطَنَ وَٱلۡإِثۡمَ وَٱلۡبَغۡيَ بِغَيۡرِ ٱلۡحَقِّ وَأَن تُشۡرِكُواْ بِٱللَّهِ مَا لَمۡ يُنَزِّلۡ بِهِۦ سُلۡطَٰنٗا وَأَن تَقُولُواْ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ
Dheh: Wuxuu uun sideedaba Rabbigay xaareemeeyey waxa anshax xumada ah (zinada, iwm) oo dhan kuwooda ka mid ah ee muuqda iyo kuwo qarsoonba iyo dambiga (khamrada) iyo aabiga gar darrada ah, iyo inaad (cibaadada) la wadaajisaan Allaah wax aanu wax xujo ah u soo dejin iyo inaad ka sheegtaan Allaah waxaydaan aqoon u laheyn