وَقَالَتۡ أُولَىٰهُمۡ لِأُخۡرَىٰهُمۡ فَمَا كَانَ لَكُمۡ عَلَيۡنَا مِن فَضۡلٖ فَذُوقُواْ ٱلۡعَذَابَ بِمَا كُنتُمۡ تَكۡسِبُونَ
Oo middoodii hore waxay ku odhan midda dambe: Haddaba wax nama dhaantaane, ee dhadhansha cadaabta waxaad kasbateen darteed
Author: Abdullah Hasan Jacob