Surah Al-Araf Verse 51 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafٱلَّذِينَ ٱتَّخَذُواْ دِينَهُمۡ لَهۡوٗا وَلَعِبٗا وَغَرَّتۡهُمُ ٱلۡحَيَوٰةُ ٱلدُّنۡيَاۚ فَٱلۡيَوۡمَ نَنسَىٰهُمۡ كَمَا نَسُواْ لِقَآءَ يَوۡمِهِمۡ هَٰذَا وَمَا كَانُواْ بِـَٔايَٰتِنَا يَجۡحَدُونَ
Kuwa ka dhigta diintooda madaddaalo iyo cayaar oo noloshan adduunku ay hoddo. Marka maanta waan hilmaami doonnaa sida ay u hilmaameen la kulankooda Maalintooda tani iyo sida ay Aayadahayaga u beenin jireen