Surah Al-Araf Verse 56 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَلَا تُفۡسِدُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ بَعۡدَ إِصۡلَٰحِهَا وَٱدۡعُوهُ خَوۡفٗا وَطَمَعًاۚ إِنَّ رَحۡمَتَ ٱللَّهِ قَرِيبٞ مِّنَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Oo ha ku falina fasahaad arlada, inta la hagaajiyey kaddib, oo barya idinkoo baqdin iyo rajoba qaba, hubaal, Naxariista Ilaahay waxay u dhowdahay sama falayaasha