Surah Al-Araf Verse 77 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafفَعَقَرُواْ ٱلنَّاقَةَ وَعَتَوۡاْ عَنۡ أَمۡرِ رَبِّهِمۡ وَقَالُواْ يَٰصَٰلِحُ ٱئۡتِنَا بِمَا تَعِدُنَآ إِن كُنتَ مِنَ ٱلۡمُرۡسَلِينَ
Markaasay gowraceen Hashii; oo ay ka hor yimaadeen Amarkii Rabbigood, oo waxay yidhaahdeen: Saalixow! Noo keen waxaad noogu gooddisay haddaad ka mid tahay Rususha (Ilaahay)