وَمَا كَانَ جَوَابَ قَوۡمِهِۦٓ إِلَّآ أَن قَالُوٓاْ أَخۡرِجُوهُم مِّن قَرۡيَتِكُمۡۖ إِنَّهُمۡ أُنَاسٞ يَتَطَهَّرُونَ
Oo jawaabtii dadkiisu ma ay ahayn wax kale aan ahayn inay yidhaahdeen: Ka saara magaaladiinna, kuwani hubaal waa dad doonaya inay is daahiriyaan
Author: Abdullah Hasan Jacob