Surah Al-Araf Verse 90 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَقَالَ ٱلۡمَلَأُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِن قَوۡمِهِۦ لَئِنِ ٱتَّبَعۡتُمۡ شُعَيۡبًا إِنَّكُمۡ إِذٗا لَّخَٰسِرُونَ
Oo xildhibaannadii kuwaa (Xaqa) rumeyn diiday oo ka mid ahaa dadkiisii waxay yidhaahdeen: Haddaad raacdaan Shucayb, waxaad idinku markaasi hubaal tihiin kuwo ku sugan khasaaro dhab ah