Surah Al-Araf Verse 96 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَلَوۡ أَنَّ أَهۡلَ ٱلۡقُرَىٰٓ ءَامَنُواْ وَٱتَّقَوۡاْ لَفَتَحۡنَا عَلَيۡهِم بَرَكَٰتٖ مِّنَ ٱلسَّمَآءِ وَٱلۡأَرۡضِ وَلَٰكِن كَذَّبُواْ فَأَخَذۡنَٰهُم بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ
Oo hadday dadka magaalooyinka (Xaqa) rumeeyaan oo iska ilaashaan (xumaha), waxaan hubaal uga soo furi laheyn barakooyin samada iyo arladaba, laakiinse way beeniyeen, markaas baan u qabannay waxay kasban jireen darteed (oo dembiyo ah)