Surah At-Taubah Verse 103 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahخُذۡ مِنۡ أَمۡوَٰلِهِمۡ صَدَقَةٗ تُطَهِّرُهُمۡ وَتُزَكِّيهِم بِهَا وَصَلِّ عَلَيۡهِمۡۖ إِنَّ صَلَوٰتَكَ سَكَنٞ لَّهُمۡۗ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ
Ka qaad (Nabi Muxammadow) maalkooda Sadaqo aad ku hufeyso oo ku daahirineyso, oo u ducee. Hubaal ducadaadu waa waxay ku xasilaan, oo Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon