Surah At-Taubah Verse 108 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَا تَقُمۡ فِيهِ أَبَدٗاۚ لَّمَسۡجِدٌ أُسِّسَ عَلَى ٱلتَّقۡوَىٰ مِنۡ أَوَّلِ يَوۡمٍ أَحَقُّ أَن تَقُومَ فِيهِۚ فِيهِ رِجَالٞ يُحِبُّونَ أَن يَتَطَهَّرُواْۚ وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلۡمُطَّهِّرِينَ
Ha isdhex taagin waligaa. Xaqiiq Masjid32 aasaaskiisa lagu dhisay taqwo maalintii ugu horreysayba baa uga xaq leh inaad dhex joogsato (si aad ugu tukato). Waxaa jooga rag jecel inay isdaahiriyaan. Oo Allaah wuu jecel yahay kuwa is-daahiriya